Damaca Mucaaradka Dowladda uu Hogaamiyo Farmaajo Iyo Saameyntiisa! 

Sida na isoo gaaraysa, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu toddobaadkan gudihiisa soo gaaro caasimadda Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. Xassan Sheekh ayaa tan iyo markii looga adkaaday doorashadii madaxtinimada ee qabsoontay Feberaayo, 2017-ka waxa uu ku noolaa dalalka Turkiga iyo Tanzaaniya uu degan yahay. Hase ahaatee, waxaa uu u … Continue reading Damaca Mucaaradka Dowladda uu Hogaamiyo Farmaajo Iyo Saameyntiisa!